Welcome To Asharaaf Association Website

Anigo ah Mohamed Farah Mohamed Waxaan Galay SHIL Gari taariikhdu markey aheyd Wen/12/2014 Waxaana Shilka ku galay TARABUNKA Waxan watay Gaari NOHA ah waxaan ku dhacay MOTO o ay saarnaayen 2 wiil , 2 di wiil mid Lugta ayu ka jabay midna Madaxa ayu ka dhaawacmay Isla markiiba waxa iga so gaaray walaalaheyga shariifta u ugu horeeyo Abdiladif shariif Ahna Gudomiyaha Dallada Shariifta Garabkeyga ayu so buuxiyay Dhibaatadi i haystayna wuu iga saaray 

Asaga ayaa wax walba i qabtay MOTO-di asaga aya sames geeyay Wiilashi ISBITAL ayuu Geeyay Waala Daaweeyay Alxamdullilah Alle ayaa Mahadaas Iska Leh

Kaso kow Walaalaheyga DALLADA SHARIIFTA o Wax Weyn Ay I qabten aya Mahadsan 

Booqashadii An U Tagnay Shariif AdaN Alle Caafimaad Buuxo Ha Siiyo